Dagaalyahanada Kooxda Ahlu-Sunnah Waljamaaca oo qaati laga taagan yahay

Madaxweynaha Mozambique Filipe Nyusi ayaa sheegay in mintidiintu ay ku qasbeen 570,000 oo qof in ay ka qaxaan guryahooda gobolka Cabo Delgado ee waqooyiga Mozambique. Nyusi ayaa wacad ku maray inuu ka guuleysan doono kooxaha kacdoonka wada ee kordhiyay weerarada tan iyo markii ay ku dhawaaqeen in ay ku biireen kooxda Daacich sanadkii hore. Dagaalyahannadan … Continue reading Dagaalyahanada Kooxda Ahlu-Sunnah Waljamaaca oo qaati laga taagan yahay